Wafdi Uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jabuuti Gaadhay SAWIRO

0
Sunday June 14, 2020 - 12:10:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Jabuuti Gaadhay SAWIRO

    Ujeedka safarka Abiy Axmed ayaa ah ka qeyb-galka shirka ballaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedka safarka Abiy Axmed ayaa ah ka qeyb-galka shirka ballaadhan

Hargaysa (HWN) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa goor dhowyd gaadhay jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyey.

 

Abiy Axmed iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha uga hortagay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti.

 

Ujeedka safarka Abiy Axmed ayaa ah ka qeyb-galka shirka ballaadhan ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland ee maanta ka furmaya gudaha dalkaasi, maadaama uu ahaa maskaxda ka dambeysay kulankii Farmaajo iyo Biixi ku dhe-maray Addis Ababa.

 

Sidoo kale wuxuu ka qeyb-gali doonaa wejiga koowaad ee shirka oo diirada lagu saari doono arrimo la xidhiidha iskaashiga dalalka geeska Afrika, siiba amniga iyo siyaasadda.

 


Loading...
Loading...