Muuse Biixi Iyo Weftigiisa Qaabkee Ayaa Loogu Qaabilay Wadanka Jabuuti?+Sawiro

0
Sunday June 14, 2020 - 11:17:21 in News by
  • Visits: 5821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Weftigiisa Qaabkee Ayaa Loogu Qaabilay Wadanka Jabuuti?+Sawiro

    Muuse Biixi Iyo Weftigiisa Qaabkee Ayaa Loogu Qaabilay Wadanka Jabuuti?+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Weftigiisa Qaabkee Ayaa Loogu Qaabilay Wadanka Jabuuti?+Sawiro



Jabuuti(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambo baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jabuuti.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor, text that says 'AIR RED DJIBOUTI SEA AIRLINES'

Madaxweynuhu waxa gegida diyaaradaha kusoo dhaweeyey ra’iisal wasaaraha dalka Jabuuti, Mudane Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo ay wehelinayaan wasiirrada arrimaha dibadda, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf iyo Beeraaha, Biyaha iyo Xanaanada Xoolaha, Mudane Maxamed Muuse Cawaale (Maxamed Soomaali) iyo Safiirka Somaliland ee Jabuuti Amb Cabdifataax Siciid Axmed.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa Madaxda Waddanka Jabuuti kulan nasasho ah kula qaatay qeybta VIP-da ee Madaarka, waxaana Waftiga Madaxweynaha loo gelbiyey dhanka Hotelka Kempinski.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor, text that says 'AIR RED DJIBOUTI SEA AIRLINES'
Image may contain: 1 person, standing and suit
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, suit and indoor
Image may contain: 1 person, sitting, living room, table and indoor
Image may contain: people sitting, living room, table and indoor



Loading...
Loading...