Kulanka Jabuuti ee Madaxweyne Muse Biixi iyo Farmaajo...W/Q Maxamed Cawil

0
Saturday June 13, 2020 - 21:05:33 in Articles by
  • Visits: 1351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Jabuuti ee Madaxweyne Muse Biixi iyo Farmaajo...W/Q Maxamed Cawil

    Kulanka Jabuuti ee Madaxweyne Muse Biixi iyo Farmaajo...W/Q Maxamed Cawil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka Jabuuti ee Madaxweyne Muse Biixi iyo Farmaajo...W/Q Maxamed Cawil

Haddii aan la hayn ajendaha shirka ma jirto sabab looga qayb galaa mana aha in uu gaadho heer madaxweyne. Waa in laga bilaabo heer wasiir iyo guddiyo farsamo oo soo gaadhsiiya kulamo lagu kala qaato go’aanno waaweyn oo la lafaguray dhinac kastaana ku qancay.

Image may contain: 1 person, closeup



Haddaba, sida ka muuqata qoraalka Ismaaciil C. Geelle ku baahiyay bartiisa Twitter-ka, waa mid ku saabsan dhexdhexaadin arrimo hore u socday oo la isku khilaafay. Sidaa daraadeed, madaxweyne Muuse Biixi wuu hayaa ajendaha shirka balse ma aha mid u cuntama Somaliland. Ajendaha kulankuna waa in la sii wado hirgelinta qodobadii kulankii Addis Ababa ee Abiy Axmed isugu keenay labada dhinac. Qodobada kulanka Addis oo aan la wada haynin, kii ugu weynaa uguna saamaynta badnaa oo ahaa in Farmaajo Hargeysa yimaaddo.
Madaxweyne Muuse, taladaydu waxa weeye: kulankaa #Faratoon ayaa ku filan inuu adiga iyo fariintaadaba ku metelo kulankan.

Mahadsanid,
Mohamed Awil,

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...