Wakiilka Midawga Yurub Oo Laba Qodob Oo Muhiim Ah Kala Hadlay Wasiir Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya

0
Saturday June 13, 2020 - 19:18:54 in News by
  • Visits: 1372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Midawga Yurub Oo Laba Qodob Oo Muhiim Ah Kala Hadlay Wasiir Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya

    Wakiilka Midawga Yurub Oo Laba Qodob Oo Muhiim Ah Kala Hadlay Wasiir Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Midawga Yurub Oo Laba Qodob Oo Muhiim Ah Kala Hadlay Wasiir Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.




Wasiir Islow iyo James Swan ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka, Wada-shaqeynta labada dhinac iyo u diyaargarowga sugidda Amniga Xilliga Doorashooyinka.


"Waxaan maanta kulan la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay James Swan oo aynu ka wadahadalnay xaaladda dalka, Wada-shaqeynta labada dhinac iyo u diyaargarowga sugidda Amniga Xilliga Doorashooyinka,” ayuu ku yiri qoraal uu Wasiirka soo dhigay bartiisa Facebooka.


Somalia ayaa waxaa ku soo fool leh doorashooyin aan weli la ogeyn nooca ay yihiin, maadaama uu gebogebo ka yahay muddo xileedkii afarta sano ahaa ee madaxda DF ee haatan heysa talada dalka.


Loading...
Loading...