Sawiro Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo kormeeray mashaariic ka socota Deyniile

0
Saturday June 13, 2020 - 09:45:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo kormeeray mashaariic ka socota Deyniile

    Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal




Guddoomiyaha baarlamaankadowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal xildhibaano, Masuulyiin ka socotay Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno kale oo ay ka mid yihiin qeybaha bulshada ayaa kormeeray mashriicda hormarineed ee ka socota degmada deyniile ee Gobolka banaadir.

 

Masuuliyiinka ayaa warbixin ka dheystay maamulka degmada ee uu ugu horeeyo Guddoomiye Jacfar iyo sidoo kale wax garadka ku nool degmada.

 

Gudddomiyaha Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Cali Jacfar oo soo dhaweeyay masuuliyiinta ayaa ka hadlay muhiimada dhismaha wadada laamiga ee haatan uu ku socda dib u dhiska taasi oo ah 2 kiilo mitir.

 

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan ayaa sheeegay in maamulka gobolka uu wado dadaalo lagu hormarinayo dhammaan degmooyinka gobolka oo dhanisagoo bogaadiyay howlahahorumarka ah ee ka socda degmada deyniile.

 

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaana bogaadiyay iskaashiga Maamulka iyo shacabka ee ka jira degmadaa kaasi uu ku tilmaamay mid hormar u horseedi kara nololasha deegaanka ka jirta.









Loading...
Loading...