Talo Xilka Badhisaabka Togdheer Qore Mukhtar Cilmi

0
Saturday June 13, 2020 - 09:22:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo Xilka Badhisaabka Togdheer Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan rabaa in u soo jeediyo talo madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi kuna saabsan xilka badhisaabka gobolka togadheer ee haatan banaan. runtii waxa ku haboon xilkaas md.Maxamuud Saleebaan Ciise (Mingiste) ee ahaan jiray Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyey Dalka Shiinaha. runti waa nin khibrad u leh siyaasadda muddo dheerna ku jira.xukuumadda madaxweyne muuse biixi waa mid qiimaysa masuuliyiinteeda, taladana waa mid ku beegan aragtida madaxweynaha in u ninkaas u qalmo xilkaas, gobolkuna iyo bulshadiisuna ay soo dhawen doonaan si balaadhaan.

 

 

Qore Mukhtar Cilmi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...