Madaxweynaha Hirshabelle Oo Magacaabay Wasiiro Cusub

0
Saturday June 13, 2020 - 09:09:22 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabelle Oo Magacaabay Wasiiro Cusub

    Xubnaha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah


Waare oo AMISOM kala hadlay Furista Wadooyinka Go'doonsan

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilalkii Ka qaaday wasiiro ka tirsan xukuumadiisa.

 

Xubnaha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga mudane Geelle isaaq Iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirshabelle mudane Luqmaan Haji Baarqab.

 

Sidoo kale wareegtada madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu magacaabay wasiiro cusub, kuwaasi oo kala ah Wasiir ku xigeenka amniga Mudane Xasan Maxamed Cilmi, waxaana sidoo kale wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada loo magacaabay Mudane Yuusuf Sh. Xasan Macalin




Loading...
Loading...