Degmada waajid oo loo magacaabay gudoomiye cusub.

0
Friday June 12, 2020 - 09:27:05 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada waajid oo loo magacaabay gudoomiye cusub.

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Koonfur Galbeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Koonfur Galbeed

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maamul u cusub u magacaabey degmada Waajid ee gobolka bokool.

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa Guddoomiyaha degmada Waajid loogu Magacaabey Maxamed Yuusuf Cali halka Guddoomiye kuxigeenka koobaad loo magacaabey Mukhtaar Axmed Xasan, Guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa loo Magacaabay Cali Guuraaw Maxamed.

Ugu dambeyn mas’uuliyiinta Cusub ee Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la faray inay si wanaagsan u gutaan Shaqadooda.

 

Ugu dambeyn mas’uuliyiinta Cusub ee Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa la faray inay si wanaagsan u gutaan Shaqadooda.






Loading...
Loading...