Galmudug oo Ansixiyay Dhisida Ciidanka Daraawishta Galmudug

0
Friday June 12, 2020 - 09:20:12 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo Ansixiyay Dhisida Ciidanka Daraawishta Galmudug

    Ajandaha shirka ayaa waxaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ajandaha shirka ayaa waxaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin:-




Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay shir 

guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee maamulkaasi, kaasi oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee 

xaruunta gobolka Mudug

 

Ajandaha shirka ayaa waxaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin:-



 

1: Dhageysiga warbixinta wasarda amniga.


 

A: Dhismaha Ciidamada Darawishta Galmudug.


 

B: Siyaasada hubka iyo Gadiidka Maleshiyadka.


 

C: Istiraatiijiyada ladagalanka Nabadidka iyo Argagixisada .


 

2: Warbixinta wasaarada Caafimaadka arimaha covid19 .


 

Golaha Wasiiradu waxey si qoto dheer uga doodeen dhamaan ajandaha, iyagoo bogaadiyey habsami u 

socodka hawlaha amniga Galmudug lagu adkaynayo iyo howlgalada ka dhanka Al-Shabaab.


 

Dhanka kalena waxaa golaha wasiiradu Ansixiyeen Dhisida Ciidanka Daraawishta Galmudug, sidoo kale 

Golaha wasiirda ayaa go’an ka gaaray Hubka iyo Gaadidka maleeshiyaadka

Loading...
Loading...