"Muuse Biixi Hala Waydiiyo Sababta Uu Xisbiga Nabad Iyo Nolol Xafiis Uga Furtay Buuhoodle"..Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir

0
Thursday June 11, 2020 - 17:44:57 in News by
  • Visits: 1986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi Hala Waydiiyo Sababta Uu Xisbiga Nabad Iyo Nolol Xafiis Uga Furtay Buuhoodle"..Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir

    "Muuse Biixi Hala Waydiiyo Sababta Uu Xisbiga Nabad Iyo Nolol Xafiis Uga Furtay Buuhoodle"..Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi Hala Waydiiyo Sababta Uu Xisbiga Nabad Iyo Nolol Xafiis Uga Furtay Buuhoodle"..Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir


Hargeysa(HWN):-Xisbiga Nabad Iyo Nolol ee dawlada soomaaliya ayaa si rasmi ah u furay xafiis uu ku yeelan doono magaalada Buuhoodle.

Suldaan guud ee somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay xafiiska uu xisbiga Nabad Iyo Nolol ka furtay magaalada Buuhoodle isaga oo Muuse Biixi iskaga riixay mar wax laga waydiiyey.

Muuse Biixi Ayaa La Weydiinayaa Sababta Nabad Iyo Nolol Xafiis Uga ...


Suldaan Maxamed oo ka hadlaya xafiiska xisbia Nabad Iyo Nolol ee Buuhoodle ayaa waxa uu yidhi "Buuhoodle waxa xukunta somaliland, waxaanay ka mid tahay degmooyinka somaliland ka tirsan, haddii deegaan xamar joogaa sida uu uga talinayo arjiga uu u soo qortay dawlada aynu waydiino horta.”ayuu yidhi suldaan Maxamed oo u waramay Eryal.

Suldaan Maxamed oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "Arintaas Muuse Biixi ayaa la waydiin.”

Dhinaca kale xukuumada somaliland ayaan ilaa hada ka hadal xafiisyo ay magaalada Buuhoodle ka furteen xisbiga Nabad iyo Nolol iyo maamul goboleed lagu sheegay gobolada Waqooyi, waxaana la dhwrayaa jawaabta ay dawlada Muuse ka bixiso.

Loading...
Loading...