'' Caqli Baanad Lahayne , Cawadoow Magacaa Be '' .

0
Thursday June 11, 2020 - 09:50:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1973
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Caqli Baanad Lahayne , Cawadoow Magacaa Be '' .

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje



Raysal wasaaraha Itoobiya Mr Abby Ahmed oo shalay la hadlayay golaha baarlamaanka ee wadankiisa ayaa la waydiiyey '' Itoobiya maadaama aanay lahayn Bad maxay ku falaysaa ciidanka badda , Abby suaashaa wuxuu kagga jawaabay '' Itoobiya xaq bay u leedahay in ay bad yeelato , Badana uma rabno in aanu ka dhigano dekad keliya ee waxaanu rabnaa in aanu khayraadka badda ka faaidaysano ''

 

Badaas uu sheegayo Abby ee ciidamadda loo samaysanayo Badda ay tahay , nin raggi wuu garanayaa , nacasna loo sheegi maayo .

 

Wasiir Cawad dhiiladdaa culus kama hadlin , dhibaatana uma arkin , hassa yeeshee wuxuu yidhi , Shirkadda DP World waxay naggu haysaa dhibaato wayn , dhibaatadaas oo ah , waxay dekedda ugu wayn geeska Afrika ka dhisaysaa Berbera , waxay berbera ka dhistay Madaarka ugu wayn Afrika , waxa kale oo ay dhisaysaa wadada Berbera iyo Adis ababa .

 

Tolow inta uu ka hadlayo horumarka usoo kordhay dal Soomaaliyeed iyo dad walaaladiiya oo wax kasta oo usoo kordhaa isba ay usoo kordheen maxaa u diiday in uu u ka jawaabo hadalka Abbay Ahmed ka jeediyey fagaaraha caalamka oo dhami daawanayay , Caqli baanad lahayne , cawadoow magacaabe .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...