Jubaland Oo Ka Hadashay Fashil Ku Yimid Shirar Dhex-Maray Guddi Ka Kala Socday Villa Somalia Iyo Dowlad Goboleedyada.
War-saxaafadeed
Jubaland ayaa qoraal ay soo saartay uga hadashay fashilkii ku yimid shirarkii dhowaan fashilmay oo dhex-maray guddi ka kala socday Villa Somalia iyo dowlad goboleedyada.
Qoraalka Jubaland, oo kasoo baxay xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa si cad loogu eedeeyey madaxtooyada Soomaaliya inay mas’uul ka ahayd fashilka ku yimid kulamadaas
Loading...
Loading...