Agaasimaha Guud Ee Baanka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Maxamed Ibraahim Xaaji Muuse

0
Wednesday June 10, 2020 - 09:28:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud Ee Baanka Somaliland Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Maxamed Ibraahim Xaaji Muuse

    Innaa Lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun

 

Waxaan halkan Tacsi tiiraanyo Leh uga dirayaa dhammaan Awlaaddii, Ehelkii, Asxaabtii, Qoyskii, Qaraabadii, xigto, xigaal, iyo qaranka Somaliland, geeridda Marxuum: MAXAMED IBRAAHIM XAAJI MUUSE Guddoomiyihii Baanka DARA-SALAAM oo ku geeriyooday Wadanka Turkiga



Waxaan Marxuumka Rabbi uga baryayaa Dembi-dhaaf iyo Naxariis, Alle qabriga ha u nuuro, ha uga dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare, qoys,ehel iyo asxaabna heyna waafajiyo samir iyo duco. aamiin.


Xaaji Maxamed Waxuu ahaa addoon fiican, cibaado badan, dhiblaawe, qunyar socod ah, shaqo jecel oo naxariis badan.

 

Waxaan si gaara u tacsiyadaynayaa Shirkadda TELESOM GROUP iyo DARA-SALAM BANK, Saamiley iyo shaqaalaba.

 

 

Ahmed Hassan Arwo

Agaasimaha Guud

Baanka Somaliland

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...