Agaasimihii Fulinta Ciidanka Dabdemiska Somaliland Oo Shaqada Laga Joojiyey Iyo Sababta
"Wada shaqeyn la'aan ka timid dhanka agasimaha."

Hargaysa (HWN) Agasimihii fulinta ciidanka dabdemiska Somaliland ayaa shaqada laga joojiyey, warqada shaqo joojinta agasimaha oo u ku sexeexnaa taliyaha ciidanka dabdemiska Somaliland sareeye guuto Axmed Sawaaxili oo laga baahiyey tvga Dawlada ayaa loo cuskadey qodobo ay kamidyihiin:-
1. Wada shaqeyn la'aan ka timid dhanka agasimaha.
2. Ku xadgudub dhanka nidaamka shaqo ee taliska ciidankasi.
3. Amar qaadasho la'aan iyo inuu baal marey habka maamul ee ciidanka dabdemiska Somaliland.
Loading...
Loading...