Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya.

0
Monday June 08, 2020 - 09:23:08 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Mursal oo kulan la qaatay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya.

    Kulankaan ayaa diirada lagu saaray doorashada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray doorashada Soomaaliya




Shirkii Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal iyo Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran u dhexeeyey ayaa goordhow soo gaba gaboobay.

 

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray doorashada Soomaaliya ee lagu waddo in ay dalka ka bilaabato bilaha soo socda.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxweynayeyaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale ka wada hadlay sida ay macquul ku tahay in doorasho qof iyo Cod ah ay Soomaaliya ka dhacdo.

 

Labadda Madaxweyne ee hore ee dalka ayaa hadda kulan Muqdisho kula leh Gudoonka Golaha Aqalka Sare , waxana sidoo kale kulankaan looga hadlaya doorashada Soomaaliya.






Loading...
Loading...