Sii Daynta Coldoon Waa War Farxadle Mahadsanid Madaxweyne Muuse

0
Saturday June 06, 2020 - 17:58:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sii Daynta Coldoon Waa War Farxadle Mahadsanid Madaxweyne Muuse

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash



 

Warka na soo gaadhayaa sheegaya in lasiidaayay coldoon oo uu dib xoriyadiisa u hellay.

 

Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland mujaahid ,mar oday ah,mar madaxweyne ah,marna muwaadina dhaba ayaan ugu mahad cellinayaa.

 

Coldoon waxaan kuleeyahay dib ulla mid carruurtaada farxadana lawadaag alla haku karaameeyo madaxweyne muusoow korkaad noo saarantahay.

 

W/Q: Hamse Riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...