Degdeg:- Wariye Coldoon oo lasii daayay kadib markii Muuse Biixi EU ay Lacagtii kajareen.

0
Saturday June 06, 2020 - 13:27:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degdeg:- Wariye Coldoon oo lasii daayay kadib markii Muuse Biixi EU ay Lacagtii kajareen.

    Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku






Waxaa Goordhaw Xabsiga laga Siidaayay Samafale Wariye Abdi maalik muse Coldoon kaas oo Sido Sharciga Baalmarsan Muddo Sanad Iyo Badh ka badan Ugu Xirnaa Xukuumada Col. Muuse Biixi Xabsi Ku yaala magaalada Hargaysa.

Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku ku saaratay Siideynta Wariyaha, Muuse Biixi Oo isku Dayay inuu ka dhaga Adaygo Soojeedinta Siideynta coldoon Ayaa Loogu hanjabay In Midowga Yurub ka jaran Doono Dhaqaalaha aay Ka helaan.

Dadka soomaaliyeed ayaa Muuse bixi dhowr Mar usoo jeediyay in uu xoriyadiisa Siiyo Coldoon Balse waa uu ka dhaga Adaygay.

Loading...
Loading...