Madasha Xisbiyada Qaran oo shir Xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho & go'aano ka soo baxay

0
Saturday June 06, 2020 - 11:14:31 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madasha Xisbiyada Qaran oo shir Xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho & go'aano ka soo baxay

    Madaxda Madasha ayaa isku raacday in lama huraan ay tahay in dalka ay ka dhacdo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Madasha ayaa isku raacday in lama huraan ay tahay in dalka ay ka dhacdo
Madasha Xisbiyada Qaran

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa kulan ka yeeshay Xaaladda dalka, waxaana shirkaasi isugu yimid Mas’uuliyiinta Sare ee Madasha.

 

Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyadda Qaran.

Madaxda Madasha ayaaisku raacday in lama huraan ay tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo waqtigeeda aan kadib dhicin.

 

Waxaa ay sidoo kale sheegeenin baarlamaanka Soomaaliya laga doonaayo in ay ilaaliyaan waqtiga loogu tala galay doorashada, islamarkaana ay la xisaabtaan Guddiga doorashooyinka Qaranka.

 

Gudoomiyaha Madasha Xisbiyadda Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Golaha Madasha ay diyaar u yihiin ay ka qeyb galaan doorasho xor iyo xalaal ah oo dalka ka dhacda.



Loading...
Loading...