29 Sano Iyo Geedi Socodkii Somaliland

0
Saturday June 06, 2020 - 09:51:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    29 Sano Iyo Geedi Socodkii Somaliland

    W/Q: Musa Aw Hassan Lodoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Musa Aw Hassan Lodoon
waxa hubaal ah in somaliland qaan gaadhay ay marayso rubuc qarni dadeedu iyo ku dhawaaqii gooni isku taagii

jabahda SNM kaga dhawaaqday may 1991 kii BURCO.


Waa hubaal in oday dhaqameed somaliland ay goobjoog ka ahaayeen . waxan qabaa markaa salaadiinta iyo cuqaashu

u arkeen talo badbaado iyo nabadayen bulsho Tii oo SNM labo sano dalka mayalka u qabatay 1991----------1993.

kuse fashilantay nabadayentii dalkana ka riday xarbul ahli naf iyo maalba ku baxay.

nasiib wanaag salaadiin, ahlul qali iyo waxgaradkii bulshada ayaa shir nabadayen iyo dib u heshiisiin  ku qabtay 

BORAMA 1993------1994kii kaas oo qaatay sanad ku dhawaad. nasiib wanaag guul iyo gogol nabadeed baa ka dhacday
lagu doortay MRXM MAHAMED XAJI IBRAHIM CIGAAL.
 
koru kac nabadeed baa dhacay iyo nidaam medeni oo ka baxsan JABHADtii oo shacabku la tiicayey xukunkii milateriga digteeytarka shuuciyada ahaa .

xukun military iyo xukun jabhadeed  shacabka somaliland wuu ka doogay markuu ruugcadaagii cigaal caynaanka qabtay.waxa 

shacabka la kawsaday xoriyad iyo naacaw xukun medeni ah, wuxu hantay distoor kala haga iyo kalsooni bulsho.

geeridii marxm cigaal  DAHIR RAYAALE Ayaa masraxa hogaanka somaliland u baxay wuxu ku guulaystay axsaab iyo doorashooyin hal qof hal vote
Waxa masraxa hogaanka siyaasadeed waxa u baxay ruug cadaaga dhaqaalyahan AHMED MAHAMED SIILAANYO 

oo snm  mudo dheer soo hogaaminayey, qori isku dhiib jabhadaysan baa dhacay waxa xukunkii marlabaad gacanta ku dhigay

kornayel musa biixi oo jabhadii snm ka mid ahaa.


waxa curtay jabhado AWDAL STATE  ka soo jeeda AWDAL IYO SELEL, KHATOUMOoo sool ka soo jeeda, DULMI DIID caare 

oo SANAAG ka soo jeeda iyo qaar kaloo badan.

waxa curtay dhalin ku u boqqoshay halkaan shalay ka nimid koonfur mogadisho, waxa lagu dhawaaqay MIDNIMO QARAN IYO MARKALE,

URUR LA MAGAC BAXAY HILOW IYO MARKALE, IYO BAAQ SHACAB OO CAASIMADA HARGEISA LAGAGA DHAWAAQAD 18 MAY

2020,

SUAAL.
Kulmiye 2 maadaama MRXM MAHAMED AHMED CALI TUUR, MARXM MAHAMED XAJI IBRAHIM CIGAAL, DAHIR RAYAALE KAHIN.MAHAMED AHMED SIILAANYO  AY KEENI KARIWAAYEEN AQOONSI 29 SANO LA MARAYO,

  1. MUSE BIIXI IYO KULMIYE 2 MAXAAD KA FILAYSAAN , ICTIRAAF, MIDAYEN SHACAB IYO HORUMAR BULSHO.
  2. DAREENKAAGA SHEEG DOONAABA HA NACEE.
  3. SOMALILAND GUUL IYIO GOBANIMO.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI UAE.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...