Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Canada Oo Iscasilay

0
Friday June 05, 2020 - 09:52:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Canada Oo Iscasilay

    Waxan maanta oy Bisha June tahay 4, 2020, kugu wargalinayaa inaan goostay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan maanta oy Bisha June tahay 4, 2020, kugu wargalinayaa inaan goostay


June 4, 2020

Ku: Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI - Hargeisa



Og: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI - Hargeisa


Og: Gudoomiyeyaasha Gobolada Canada ee Xisbiga WADDANI -Canada


Og: Xubnaha & Taageerayaasha Xisbiga WADDANI - Canada


Ujeedo: Xil-kadagis


Mudane Gudoomiye,


Waxan maanta oy Bisha June tahay 4, 2020, kugu wargalinayaa inaan goostay inaan ka dego xilkii Gudoomiyaha Guud ee WADDANI Canada, sababo aniga ii gaar ah awgood.


Mudane Gudoomiye, waxan kaaga mahad celinayaa sidii fiicnanayd eed iila shaqaysay, iina hogaamisay intaan xilkaasi hayey. Waxa kaloon mahad weyn u hayaa dhamaanba gudiyada, xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee deggan dalka Canada sidii sharafta iyo hagar-li’ida ahayd ay iila shaqeeyeen.


Mudane, guul ayaan idiin rajaynayaa, adiga, xisbiga, iyo taageerayaashiisa, gude iyo dibadba.

Mahadsanid,


_______________________________

Ibrahim Axmad Cabsiye

Toronto, Canada



Loading...
Loading...