Diyaarad Agab Caafimaad Sida Oo Ka Degtay Dhuusa mareeb

0
Thursday June 04, 2020 - 14:36:20 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad Agab Caafimaad Sida Oo Ka Degtay Dhuusa mareeb

    Agabkaan oo noocyo kala duwan iskugu jira ayaa waxa loogu talagalay Dagmooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agabkaan oo noocyo kala duwan iskugu jira ayaa waxa loogu talagalay Dagmooyinka

 




Magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa Maanta ka degtay Diyaarad sida Agab Caafimaad oo ay u dirtay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya

 

Agabkaan oo noocyo kala duwan iskugu jira ayaa waxa loogu talagalay Dagmooyinka Balanbal iyo Cabudwaaq oo maalmahan u sameyn ku yeeshay Cudurka Covid19 oo kiisas kamid ah laga helay.

 

 

 

Agabkan Caafimaad ayaa waxaa Xubnihii dowladda Soomaaliya ka socday ka guddoomay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, waxaana uu uga mahadceliyay Dowlada Somalia sida ay uga soo jawaabtay codsigii ay u direen.

 

Degmooyinka Cadaado, Gaalkacyo iyo deegaano kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku geeriyooday dad laga helay Cudurka COID-19 halka kuwo kale ay la jifaan,kuwaas oo la geliyay xaalad karantiil ah.


Loading...
Loading...