Maktabadda Qaranka ee Sallaxley: Ka Qaybqaado Hirgelinteeda!

0
Thursday June 04, 2020 - 10:54:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maktabadda Qaranka ee Sallaxley: Ka Qaybqaado Hirgelinteeda!

    Nagala soo xidhiidh:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nagala soo xidhiidh:

Dhallinyaro, cuqaal, waayeel, waxgarad, siyaasiyiin iyo aqoonyahannaba waxa aannu ugu baaqaynnaa in ay ka qaybqaataan qalabaynta Maktabadda Qaranka ee Degmada Sallaxley. Ku deeq, hal buug, toban buug illaa boqollaal buug hadba inta aad awooddid.


Cid kaste oo wax ku deeqaysaa ha nala soo wadaagto cadadka buugta ah ee ay ku deeqayso, taleefanka lagala soo xidhiidhaayo, iyo halka loogu soo hagaagaayo.



Nagala soo xidhiidh:

Cabdikariim Xikmaawi 0634636663,

Khadar Aadan Cabdi 0634112030

Siciid Maxamuud Gahayr 0634428604

saddexdaas lanbar iyo whatas up koodaba waad nagala soo xidhiidhi kartaan.


Share u taabo asxaabtaada, siina faafi idanka Alle.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...