Xilliga Diyaaradaha Gobollada Soomaaliya Dib U Furmayaan Oo La Shaaciyey

0
Thursday June 04, 2020 - 09:16:36 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga Diyaaradaha Gobollada Soomaaliya Dib U Furmayaan Oo La Shaaciyey

    Mas'uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go'aankaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go'aankaan




Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka.

 

Mas’uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go’aankaan uu yimid ka dib markii wadahadallo ay yeesheeen Mas’uuliyiinta Sare ee dalka.

Duulimaadyadda Gudaha iyo dibadda ayaa si rasmi ah u bilaaban doona 8-Bishaan sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo.

 

War kasoo baxay Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhammaan la joojiyay duulimaadyadda Gudaha dalka marka laga reebo diyaaradaha Sidda Daawooyinka iyo Raashinka 29 maarso ee lasoo dhaafay.


Loading...
Loading...