Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Taageeray Mudaharaadyada Ka Socda dalka Maraykanka
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Taageeray Mudaharaadyada Ka Socda dalka Maraykanka

Hargeysa(HWN):-Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa waxaa uu si weyn u taageeray mudaharaadyada lagaga soo horjeedo dilkii George Floyd loogu gaystay dalka Mareykanka.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa sidaasi waxaa uu ku sheegay qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay.
"Anigoo ku hadlaya magaca shacbiga Somaliland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo asxaabtii walaal George Floyd." Ayuu yidhi Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici
Loading...
Loading...