Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Oo Ay Ku Jiraan Caruur

0
Wednesday June 03, 2020 - 16:53:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Covid-19 Ah Oo Ay Ku Jiraan Caruur

    Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland.

 

Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar



Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:


(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)


Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54)

Tirada guud ee dadka laga helay COVID 19 ayaa ah 376

 

Loading...
Loading...