Baaq Dagdaga Ku Wajahan Umada Iyo Jaaliyadaha Somalida

0
Wednesday June 03, 2020 - 09:18:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Dagdaga Ku Wajahan Umada Iyo Jaaliyadaha Somalida

    W/Q: M axamad Duad Ciisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M axamad Duad Ciisa

waxan maqalkan kuso kobaya mashruca ccorona virus waxa u yahay hadafka ka danbeya iyo samaynta u kenayo, waxan isku dayaya inan tooshka ku qabto ano cafimadka wax ka fahansan stratijiyadaha  ka adunkan lagu hogamiyana sifican ula socoda, hadana xaqiqadu waxay tahay xita khubaradi cafimadka aya ku dawakhsan madama u yahay mashruc wajiyo badan gashan, ano so kobaya hawshan oo u baan fahfahin , corona virus wax cusub maha wuxu kamid yahay virus yada hargabka kena, lakin waxa cusub wa virus kan hada dunida so galay aya waxa u yahay mid genetically modified ah, wax badan aya laga badalay technology waalan aya la isticmalay iyada oo balayin lacaga la galiyay, Germany qaybta cudurada faafa u qabilsan aya isku dayday inay badho inkaksto loga DIGAY! waxay badhen 64 mayd jidhkoda una dhintay xanunkan, hal qof o kaliya oo corona sababay dhimashadisa may helin!! 28 waxa diley asbabo sanbabka ah lakin ahayn corona sababta! 10 waxa u dhinten macaan, 10 waxay u dhinten cancer! 16 waxay u dhinten xanuno xaga maskaxda ah!! an idin xasusiyo dhaman rasmiyan waxa u qoran in corona u dhinten, arintani waxay i xasusisay dhakhatir badan UK aya waxay shegen in amar lagu siyay in corona sababta loo qoro inkasto cuduro badan kala duwan u dhimanayen!



waxan daremi kara sualo badan maskaxdina ka guxaya, mida u muhimsan oo ah maxa kalifaya in corona lagu wada qoro? sabbatu waxay tahay qabka lo diyariyay virus kan aya ah mid iskugu jira calamadihi cadiga aha ee hargabka sida qufaca xumada, lakin mida kasi daran aya waxay tahay in difaca jidhka iyo system ka jidhka banjaris badan ku kenayo tano kenaysa in dadku aakhirka u dhintan asbabo kala duwan! su asha ku xigta waxay tahay dagalka intan leg hadafkisu muxu yahay? hadi ad tahay dadka weli aminsan in adunkan cadalad iyo xuquqal insan kajiro ama ku hadhay way kugu adkanysa inad fahanto waxa so socda!

Adunkan wuxu so maray marxalado badan dagalo iyo muaamarado is banjaris ah oo aakhirki ku gulaysten ree galbedku, inkasto Europe inta badan dinta masixigu hogaminaysay hadana waxa mudo dher hoosta ka socday rag wata masharic hoose oo raba dinta laga takhaluso, madama diinti marhore la badalay waxa fududatay in khurafat badan jamacatka hoose so galiyan sida sixirka maasooniyada shaydan caabudka, akhirki jamacatkan hoose aya yeshay xoog kuna qabsaday mamuladi LACAG,  sida darted akhirki iska yeeshay dawaladahan, waxay samaysten system lacageed been ku dhisan oo waraqo ah intay donan iyago dabacan karan bila xudud, iyado dhaqalihi adunku oo dhana gactoda hoos yimid shidal, hub, cunto, dawoyin, daroogo! dhawr madaxweyne oo maraykan so maray oo aha rag ka madax banan aya isku dayay inay hor istagan, nasib daro noloshodi ayay ku wayen,  USA oo ah dawlada kaliya ee ay asaasasen jamacatkan iskana leyihin aya sida  ognahay ku dul dhisan lafaha 150 million hindidi daganayd oo la masaxay! technology cusub aya waxa u hirgaliyay hada inay wax kasta control ku sameyen xita midhaha BASASHA iyo TAMANDHADA miskinka beeralayda ah ee kaymaha congo  joga iyag ayu u bahanaya madama organic seeds isku dayeen inay dabar goyan! waxay riden dagalo badan oo ay ku laayen boqolal million oo qof, waxay sababen cuduro iyo macalulo badan oo halagtay malayiin!!


maxay tahay sababta iyo cadawada intan leeg?

sida ilahay quranka inogu shegay shaydanku wa cadawga kowad adamaha darqiqad kasta kula dagalami karana wu maraya, madama cadawad shakhsi ah u hayo laga fadilay Adam sida dartedna janada logaso tuuray!  adunyadan waxay so martay marxlado dher kala duwan, sidi uu abahen Adam wasawaska ugu furey ayu ila hada si toosa ama dadban u wada dagalki, isaga oo hada iskudayaya inuu noqdo BOQORKA dhabta ah ee xukuma adunkan!


iyado ay adagtahay  inay qar badan fahman qabka shaydanku u mamulo wax, aya waxay tahay mid iskugu jirta waxyabo badan, sida  technology,sixir  iyo siyaasad aad u xariifa adagtahay dad badan xita khubara badan inay fahman, sidaynu ognahay waxa so caan baxday intan danbe in jamacat ka cabuda shaydanka ay baten, runti mudo dher jiren lakin hada waxay gaadhen heerki ay ugu tala galen inay bananka uso baxan sirnimadi ka baxdo

 

hadaba hadafka ka danbeya cuduradan ama dagalada aya waxay tahay;

1-in la yareyo tirada dadka iyado target ku yahay in so hadho 500 million oo kaliya!!!

2- in la sameyo mujtamac kooban sida adhiga iyo sacaha qofkasta yesho software kitabkisa dhan laga wado xita qabka u fikiro electromagtenetic waves lagu wareeriyo marka lo bahdana lagu dili karo less than a second!

3-adunyada oo yelan donta hal mamul iyo hal diin iskuna diyarinaysa khilaafada Ibliis iyo Dajal caasimaduna tahay QUDUS

 

ano aad uso koobaya, waxa so socda talal kano ah aafo kasii daran coroona, waxa qasab ku noqon donta qofkasta inu qato sababto ah in anad dhex gali karin mujtamaca ama khadamad badan laga joojin dona hadanad qaadan!


talalku wa  mashruc kamida masharicda an so shegnay iyado aad ugu badantahay in uu leyahy  quantum technology oo nano technology kasi yar, kujirto chip si xad dhafa u yar oo bilaw u ah aduunsi cusub macnedhedu yahay madax so dhigo xadhigi lagugu wadi laha an ku galiyo! iyo weliba chemical difaca jidhkaga si tartiba u dacifinaysa, aakhirkana halka dadka badan ku dhiman donan waa xaga danbe, lakin maha stupid talal toos wax uma dilayo si muqata!


aakhirki waxa so socda dhaqalo bubur culus oo dawladihi xoga laha ka cabadayan, waxa nasib daro ah in umada somalida ayna lahayn wax istiratijiyad ama xita kutala gal amaa is waydiin xita sida ay dadkodu u nolanlahayen, maadama ayna jirin maamulo danta dhacabka daneya oo from madaxweynaha ila ka uhoseya caloshisa iyo dantisa gaarka, waxa qof kasta kula talinaya inay u diyar garoban is bedel weyn dhinac dhaqale iyo dhinac siyasaded iyo bulshaba, waxan akhirki kula talinaya xukumadaha inay samaystan gudi khubara ah inkasto marnaba laga marmi karin corono iyo laantiisaba, gudidan oo lagaso xulan karo khubaro takhasusat kala duwan leh, waxay u fudedinaysa mamulada inay dariiqa uso gabiyan iyago talabo kasto qadayso xukumadu dhinacya badan laga diraseyo, xaqiiqadii hadii inta mamulada jiraa samayn lahayen waxan huba inay waxbadan badali lahayen,


khabiirkii dhaqale ee Jarmalka aha wuxu yidhi in dhaqalaha islamku Germany badbadin laha way cadahay lakin Jarmal diyar ma u yahay inu muslimo? macanaha wa wax fog, ana waxan ku khatimaya aw farax iyo awa jamac diyaar ma u yihin inay danta shacabkoda xaga hore mariyan KITAAB AW FARAX tuuran oo cida xaqa u leh mamul iyo maaraynba inay u dhiiban kalana tashadaan qaabka wax loo badbadin karo dad iyo dal sii socda!

 

W/Q: M axamad Duad Ciisa

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...