Iftiimin Dakhliyada Kastamada Dalka…W/Q Iid Cali Cismaan

0
Tuesday June 02, 2020 - 20:05:18 in Articles by
  • Visits: 1288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Iftiimin Dakhliyada Kastamada Dalka…W/Q Iid Cali Cismaan

    Iftiimin Dakhliyada Kastamada Dalka…W/Q Iid Cali Cismaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iftiimin Dakhliyada Kastamada Dalka…W/Q Iid Cali Cismaan


Iftiimin Dakhliyada Kastamada Dalka…W/Q Iid Cali Cismaan

 

Image may contain: Eid Al Gaddafi, sitting and indoor

Waxaan daawaday hordhaca barnaamij laga sii daayay HCTV oo ku saabsan Dooda somliland in khayraadkeeda si siman loo qaybsado.

"Sanaag waxay soo saarta 2.5 Billion S/shillings" Waxa dib ugu noqda 11 Billion S/shillings"

"Togdheer waxay soo saarta 9Billion waxana ku noqda 18Billion"intaanad ku doodin si siman aynu u qaybsano khayraad horta magaaladaadu Maxay soo saarta. Sidaas waxa yidhi doode aanan si shakhsi ah u garanayn.

Ururinta Dakhliyada ee kastamayadu maaha khayraad (Natural Resources) uu leeyahay deeganka Uu ku yaal kastamku.

Macnaha dakhliga kastamku waa masuuliyada iyo cashuur la saarayo alaabta (Goods) la ogolyahay inay soo galaan ama ka baxaan  iyadoo la raacayo qodobada fasaxaya  galida & bixida ee sharciga kastamyada.

Tusaale:-

Kastamka Saylac shiidaalka soo gala waxa loo iib geeya laguna iibsada laasacaanood.

Kastamka Berbera waxa Lagu cashuura xoolaha laga soo iibiyo somaliland iyo guud ahaan dhulka somalida oo sanadkiiba ku dhawaada 3Million.

Kastamada Kalabaydh Qaadka lagu cashuuro waxa lagu iibiya dhamaan magaalooyinka waaweyn ee somaliland.

Hadba khayraadka dabiici ah ama wax soo saar waxa loo yaqaana warshado,Ceelal shidaal, dalaga beeraha IWM.

Xeer 12 oo waajibinaya in 10% loo jaro magaalooyinka kastamyadu ku yaalan waa xeer sadbursi ah oo u baahan dib u eegis iyo wax ka badal.

By:Eid Al Gaddafi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...