"Dulligaa Ku Jira Noloshu Waa Idinku Deelqaafe"Warsame Maxamed

0
Tuesday June 02, 2020 - 16:17:44 in Articles by
  • Visits: 1679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dulligaa Ku Jira Noloshu Waa Idinku Deelqaafe"Warsame Maxamed

    "Dulligaa Ku Jira Noloshu Waa Idinku Deelqaafe"Warsame Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dulligaa Ku Jira Noloshu Waa Idinku Deelqaafe"Warsame Maxamed


Harriet Tubman oo ahayd gabadh maraykan madow ah oo u halganta dadkeeda, Xoreysayna dad aad u badan, ayaa mar la waydiiyay caqabaddii iyo dhibtii ugu waynayd ee ay la kulantay intii ay halganka dad xoraynta ku jirtay waxa ay ahayd? Waxa ku jawaabtay " dhibta ugu weyn waxa aan kala kulmay isla dadkii aan u halgamayay oo waxa igu adkaatay in aan ku qanciyo in aanay addoon ahayn"





Iminka dhibta ugu weyn Somaliland waa dadka ogsajiin la'aanta u dhimanaya, xoriyaddooda loo xidhayo, baloodhadooda lagu haysto, cashuurtooda aan waxba loogu qabanayn, mashaariicda aan loogu caddaalad samaynayn, xuquuqdooda iyo karaamadooda lagu tumanayo, dawladnimadoodii qiimaha badani kaga baxay hadh cad hortooda lagu kufsanayo, ee haddana aan lagu qancin karin nolol baad xaq u leedahay dadnimada iyo distuurkaagu ku siiyeen ee difaaco.


Abwaan Xaaji Aadan afqalooc oo Xilligiisa tan oo kale u soo joogay waa kii lahaa,
"Dulligaa ku jira noloshu waa idinku deelqaafe"

Cabdicasiis Maxamed "Warsame"
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...