Dowlada Soomaaliya Oo Shuruud Lagu Xiray Soo Celinta Soomaalida Ku Xayiran Suudaan

0
Tuesday June 02, 2020 - 09:40:47 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Soomaaliya Oo Shuruud Lagu Xiray Soo Celinta Soomaalida Ku Xayiran Suudaan

    Qoraalka Safaaradda ayaa waxaa ka muuqday shuruudo adag oo ay ka mid yihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraalka Safaaradda ayaa waxaa ka muuqday shuruudo adag oo ay ka mid yihiin

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Suudaan ayaa soo saartay qoraal ay uga hadlayso sida ay muhiim u tahay in dalka lagusoo celio muwaadiniinta Soomaaliyeed eek u xaniban dalkaas hase’ahaate waxa ay hor dhigtay go’aano culus

 

Qoraalka Safaaradda ayaa waxaa ka muuqday shuruudo adag oo ay ka mid yihiin in la hubiyo caafimaadka qofka lagana baaro xanuunka covid 19 iyo kuwa kale.

Safaaraddu waxa ay tilmaantay in qof kasta oo buxiya shuruudaha 4-ta ah ee ay so bandhigtay ciddii buuxisay in loo baahanyahay in ay iska soo fiiriso liiska dadka baxaya ee la ogoladay.




Loading...
Loading...