Cudurka Covid 19 ee degaanada Puntland oo gaaray 192 qof

0
Tuesday June 02, 2020 - 09:34:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurka Covid 19 ee degaanada Puntland oo gaaray 192 qof

    Dadka xanuunka laga helay ayaa kala jooga 3 qof Bosaaso, 3 qof Galkacyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka xanuunka laga helay ayaa kala jooga 3 qof Bosaaso, 3 qof Galkacyo


With no labs for testing, Somalia braces for COVID-19 | Devex

Waxaa laga baaray 32 qof waxaana xanuunka laga helay 7 qof, waxaana soo bogsaday 3 qof degaanada Puntland 24 kii Saac ee lasoo dhaafay.

 

7 qof ee xanuunka laga helay 6 waa rag, halna waa Dumar, waxaana da’doodu udhaxaysaa 27-70 Jir.

Dadka xanuunka laga helay ayaa kala jooga 3 qof Bosaaso, 3 qof Galkacyo iyo hal qof Garowe

 

Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay Puntland ayaa hada gaartay 192 qof, waxaa u dhintay 6 qof halka bogsashasa la diiwan geliyey ay tahay 19 qof.


Loading...
Loading...