Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Qorshaha Doorashada Somaliya

0
Tuesday June 02, 2020 - 08:42:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland Oo Shuruud Ku Xidhay Qorshaha Doorashada Somaliya

    Deni ayaa sidoo kale xusay in aysan ku matalin hanaanka doorashada Xildhibaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deni ayaa sidoo kale xusay in aysan ku matalin hanaanka doorashada Xildhibaanada

Garoowe (HWN) Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa shuruud ku xidhay in maamulkiisu uu kamid noqdo qorshahada doorashada Somaliya, sida uu sheegay mar uuxalay llahadlay shacabka Puntland.




Shuruuda uu Denay ku xidhay Qoshaha doorashada Somaliya ayaa ah in xukuumada Somaliya la tashi kala samayso Maamulkiisa hanaanka doorashada Somaliya.

 

Waxaa uu sheegay in Puntland aysan qeyb ka noqon doonin hanaanka doorashada ee qorshihiisu ka socdo Muqdisho hadii aan la gaadhin heshiis Siyaasadeed oo buuxa.

 

Deni ayaa sidoo kale xusay in aysan ku matalin hanaanka doorashada Xildhibaanada kasoo jeedda labadda Aqal iyo Golaha Wasiirada Soomaaliya , maadaama aysan ku imaan doorasho Shacabka ah ee ay ku yimaadeen xulasho.

 

Ugu dambeyntii waxaa uu ku baaqay in heshiis Siyaasadeed laga gaaro hanaanka doorashada Soomaaliya, ka hor inta aan la bilaabin qorshaha hadda socda

 

 

Loading...
Loading...