Kulan looga hadlay ka hortagga COVID-19 oo Galmudug lagu qabtay

0
Monday June 01, 2020 - 18:57:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlay ka hortagga COVID-19 oo Galmudug lagu qabtay

    Cali Ciid ayaa ku ammaanay bahda Caafimaadka sida naf hurnimada ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Ciid ayaa ku ammaanay bahda Caafimaadka sida naf hurnimada ah


Image may contain: 3 people, people sitting and indoor


Kulankaan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug, ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii xirfadlayaasha Caafimaadku uga qayb qaadan lahayeen ka wacyigalinta Bulshada iyo latacaalida Cabuqa COVID19 ee ku faafaya Deeganada Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

Cali Ciid ayaa ku ammaanay bahda Caafimaadka sida naf hurnimada ah oo ay ula tacaalayaan Cabuqa COVID19, iyo sida ay uga go,antahay samata bixinta Shacabka Galmudug.

Ugu danbeyntii Madaxweyne Ku xigeenka ayaa faray Guddigga Covid19 ee heer Galmudug in ay dardar galiyaan shaqada ay u hayaan Shacabka deegaanada Galmudug.

Loading...
Loading...