Dagaaladii Bisha May Ay SNM Ku Soo Qaaday Hargeysa Yaa Guushooda Ku Suntanaan Kara Yaase Ka Baxsaday Dagaalka?...Xog Muhiim Ah

0
Monday June 01, 2020 - 17:50:26 in News by
  • Visits: 3549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaaladii Bisha May Ay SNM Ku Soo Qaaday Hargeysa Yaa Guushooda Ku Suntanaan Kara Yaase Ka Baxsaday Dagaalka?...Xog Muhiim Ah

    Dagaaladii Bisha May Ay SNM Ku Soo Qaaday Hargeysa Yaa Guushooda Ku Suntanaan Kara Yaase Ka Baxsaday Dagaalka?...Xog Muhiim Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaaladii Bisha May Ay SNM Ku Soo Qaaday Hargeysa Yaa Guushooda Ku Suntanaan Kara Yaase Ka Baxsaday Dagaalka?...Xog Muhiim Ah


Hargeysa(HWN):-Somaliland oo maalmihii ugu dambeeyey laa hadlay hayey taariikho la xidhiidha wakhtigii ay hawl galada xoraynta fuliyeen ciidamada SNM ayaa siyaabo kala duwan loo soo bandhigayey cidii hawl galadaasi hogaaminaysay isla markaana guusheeda yeelan karta.

TAARIIKHDA BURBURINTII IYO DUQAYNTII HARGEYSA 1988 - YouTube


Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ka mid ahaa ayaa soo bandhigay cid hogaaminaysay hawl galadii ay ciidanka SNM ku soo galeen magaalada Hargeysa.


Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku yidhi :-

Maanta oo kale 01.06.988 iyo maalintii ka horraysey 31.05.1988 Hargeysa waxa ka socday dagaal ba'an Maxamuud Haybe Goodhaadh, Ahun, Maxamed Cilmi Samatar Galaan, Gacma-dheere Ahun,

Axmed Dhagax, Ahun
Aadan Cadde, Ahun
Cabdillaahi Shiine saraakiil ay ka mid ahaayeen ayuu dagaalkaasi ku keliyeystey oo hoggaaminayey.


Muuse Biixi
Cabdiraxmaan Aw Cali
Dayib Gurey, Ahun,

Dhegaweyne oo ahaa taliskii ciidamada Hargeysa galay waxa ay u firdhadeen dhinaca Jabuuti oo dgaalladaas ma aanay gelin maalmahaas.


Raage Bidaar oo ka mid ahaa saraakiishii SNM ee galbeedka u xilsaarnaa ayaa saraakiishaas qabtay oo dib u soo celiyey.

 

Loading...
Loading...