Somaliland: Qofkii 23-aad Oo U Dhintay Covid_19 Iyo Tirada Dadka Laga Helay Oo Gaadhay 332

0
Monday June 01, 2020 - 16:19:42 in News by
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Qofkii 23-aad Oo U Dhintay Covid_19 Iyo Tirada Dadka Laga Helay Oo Gaadhay 332

    Somaliland: Qofkii 23-aad Oo U Dhintay Covid_19 Iyo Tirada Dadka Laga Helay Oo Gaadhay 332

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland: Qofkii 23-aad Oo U Dhintay Covid_19 Iyo Tirada Dadka Laga Helay Oo Gaadhay 332


Hargeysa(HWN):-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Dad cusub laga helay xanuunka Covid_19.




Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo Maanta Warbaahinta Siiyey War-bixinta Maalinlaha ah ee Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay in 24-kii Saacadood ee u dambeeyay uu Hal Qof Xanuunka ugu Geeriyooday Somalilnd, halka Dad cusubna laga helay.


Agaasimuhu wuxuu sheegay in 24-kii Saacadood ee u dambeeyay Baadhitaano loo sameeyay Dad gaadhaya 78 Qof, 28 Dadkaa ka mid ahna laga helay Xanuunka.


Halka Qof e Geeriyooday ayaa tirada Dadka u dhintay Xanuunka Covid_19 ka dhigaysa 23 Qof, halka 28-ka Qof ee laga helay xanuunkuna ay tirada guud ee Xanuunkaa qabta ee Somaliland joogta ka dhigaysa 332 Qof.

Loading...
Loading...