Khilaaf Cirro Iyo Xirsi Qore Mukhtar Cilmi

0
Monday June 01, 2020 - 09:40:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf Cirro Iyo Xirsi Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato..

Dhawaaqyo fara badan aya ka dhex qarxay xisbiga waddani dhexdiisa oo sheegaya in u gudoomiye cabdiraxmaan cirro wareejiyo gudoomnimadda xisbiga...Garabyada taageersan in la warejiyo kursiga cirro waxa hogaaminaya xirsi xassan xaji cali oo runti daninenya in u la wareego xisbiga waddani..waxana la sheegaya haduu xirsi la waregin xisbiga in u iska casilayo iska iyo garab balaadhan oo ay sugi doonaan wakhtiga ururuda la furayo 2021.xogtan waxaan laga helay Xubin Xisbiga Waddani ka tirsan oo magaciisa la dhaho cabdilaahi daamur sida ay sheegayaan wararkaasi sidoo kalena ah nin ka ag dhaw Hogaanka sare Xisbiga mucaaradka ee Waddani ..



Warkan xaasaasiga ah ayaa dad badan taageeray oo katirsan Xisbiga Waddani aamin sanyihiin in Xilka Gudoomiye nimo wakhtigan yahay in la badalo. Waxaana taageeraya arimahan ka dhex taagan xisbiga is casilaadii maanta oo u ku dhawaaqay gudoomiyihii garabka dhalinyarta xisbiga MR.Sadiq..


Qore Mukhtar Cilmi


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...