Rajo- Xumada iyo Mustaqbal la'aanta haysata Dhalinta Somaliland
Haddaba madaxda waddanku ma yihiin kuwii dhibta xal u heli lahaa hasyata dhalinyarta waddanka?
Ilama aha aakhira dad baa ku nool waayo kuwan madaxda lagu sheegayaa waxa ay ku mashuulsanyihiin sideed wax u boobtaan inta aad meesha joogtaan amma aad xilka haysaan taasina inama anfacayso hadaynu nahay dhalintii wadanka.
Waxaan u soo jeedin lahaa madaxda waddanku in ay xal-keenaan haddayna xal hayna ay Hagardaamada iyo Hogaan xumada ka daayaan dhalinta waddanka, dalkeenuna wuxuu noqday in madaxdu dangaara ku ilaashato oo la iloobo lana dayaco dadkii waddanka wax u bartay waxaan filayaa in ay gaadhay xilligii dhalintu la xisaabtami lahayd madaxda.
lasoco qaybta danbe.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!