Madaxwayne Qaranku yuu Eersaday ?

0
Saturday May 30, 2020 - 09:36:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Qaranku yuu Eersaday ?

    Garyaqaan Rajab Ismail Salah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaan Rajab Ismail Salah



Waa Galab Jimce ah bishu Tahay 29 /may 2020 ,Waxaan jecelahay in Aan Xaqiiqda idiin bayaamiyo sidaad wada ogtihiin Somaliland waxay ku timid heshiis Bulsho ,Heeshiis kastena Wxuu buri karaa markaste Heshiikii Buro ,sidaan wada ognahay Ama Xaqiiqdu tahay Waxaa Saluug laga muujinayaa Xukuumada Muuse Bixii oo lagu dhaliilayo in dul hoganayaan:

Hadaba Dhibaatooyinka Maanta Shacbiga Somaliland Tabanayaan Maxay yihiin :

ü  Somaliland oon Lahayn Siyaasada qaran EE Horumarinta bulshadeeda .

ü  Siyaasadii Arimaha dibada oo Fashilantay .

ü  Dhamaan Safaaradihii oo aan sidoodi hore ushaqayn .

ü  Somaliland aan lahayn Qorshayaal Qaran .

ü  Shacbigiii oo Xukuumada Saluug san

ü  Shaqo la’aan baahsan oo jirta .

ü  Haayadihii iyo Deeqbixiyaashi oo inaga Wareegay .

ü  Somalia oo siyaasad Adag inala ciyaartay .

ü  Cunaqabteen Adag oo la inagu soo Rogay .

ü  Shacbiga oo Niyad jabsan dhamaan Shaqooyinkii Ictraafradinta iyo iskuxidhka Haaydaha caalmka iyo dawladaha caalmka oo ay joojiyeen.

ü  Maamul Daadajin laaan

ü  Saluug Xukuumadan tan .

ü  Awoodaha oon loo sinayn isuna dheelitirnayn.

ü  Nabad galyo daro .

ü  Colaadaha Ceel afwayn oo soo nqonota xukuumaduna ku fashilantay.

ü  Qabyaaladii oo sii Fidaysaa .

ü  Haayadihii iyo Deeqbixiyaashi oo inaga Wareegay .

ü  Somalia oo siyaasad Adag inala ciyaartay .

ü  Cunaqabteen Adag oo la inagu soo Rogay .

ü  Shacbiga oo Niyad jabsan dhamaan Shaqooyinkii Ictraafradinta iyo isku xidhka Haaydaha caalmka iyo dawladaha caalmka oo ay joojiyeen.

ü  Tashi laan

ü  Cabudhin Bulsho .

ü  Cabudhin Saxaafadeed

ü  Sharciga oo aan lagu dhaqmayn .

ü  Kalidii talisnimo .

 

Maxay Sobobi karaan Dhibatooyinkaasi:

ü  Kacdoon Shacab

ü  In Cidna Xaqeeda waydo Cidna ay xaqdheraad ah Hesho.

ü  In Bulshadu diid Maamulka hada jira samaymaan kooxo ,jabhado iyo Qabiilo si toos ah uga hor imaada maamulka hada jira ay samaysmaan Wayna Samaysmeen Dhamaan Beelaha daga Somaliland intooda badani  Waxay yeesheen Jabhado ladagalamaya Maamulka hada jira

ü  In ay Burburto Waxa  ay Bulshadu ku heshiisay Heshiyey.

ü  Somaliland in Dadku ka niyad jabaan Taasina Waata Socota .

ü  In la joojiyo Dhmaan Dhaqdhaqaaqi Ictraaf raadinta waa la joojiyey .

ü  In la joojiyo Dhamaan mashariicdii horumarineed ee Somaliland caalamku ka wadeen.waa la jiijiyaey iyadana

ü  In Bulshadu dib ugu noqoto Meeshi ay hada ka hor ka timid.

ü  In lawaayo is aaminaadi iyo isjacaylkii Bulshadu kusoo noolayd .ku darso dadkuna way isdhaceen

ü  In ay Nacayb Bulshaa dhexdeedu biaabmo Dagaalo sokeeyana dib Noqdo.wataas qabaail l aiksu dilayo had iyo jeer

ü  In la aamini Waayo DAwladba sida ka jirta wadamada Colaaduhu Sameeyeen . waa socotaa

ü  In Somaliland Halkaas ku Burburto .way ku socotaa

ü  In Cid gaar ah Midida daabkeeda qabato.way haysaa ba

Baaq shacab waa Baraarujin Dadwayne Ee dhugo hadalkooda Madaxwayne waa iga suaale Hadaad adigu wax ka qaban waydo dhibatooyinkaas yaa wax ka qabanyaa … yuuse qarankan Eersaday ?

Xalka Waan ku Hayaa dhibkaas lagu xalinkaro ee matahay mid usoo jeeda

 

 

 

                Qaranku  qabiil buu Eersaday …

 

Garyaqaan Rajab Ismail Salah …..

0634416899

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...