Maamulka Magaalada Tog-Wajaale Waxay Ku Talaabsadeen Hormar Weyn Oohanbalyo Mudan
Magaalo ganacsiyeedka magaalada TOG-WAJAALE oo marba marka kasii danbaysa ku talaabsanaysa HORMARKA baaxad leh ayaa waxaa hogaanka
u haya dhalinyaro lexo jeclo u leh magaladooda iyagoo ka
duulaya siyaasada xusbiga talada haya ee hogaanka u hayo
MADAXWEYNAHA DADKIISA IYO DALKIISA JECEL WAA MUDANE MUUSE BIIXI
CABDI IYO KU XOGEENKIISA MUDANE ABDIRAHMAAN SAYLICI
magaalada TOG-WAJAALE waa xarunta ganacsiga somaliland waa
magaalo saaxad badan mashquula waxaana ka hawlgala dhamaan haayada
dawlada
Maamulka magaalada wajaale waxay dadaal xoogan ka wadaan u
diyaar garowga roobabka waxayna sii banaynayaan wadooyinkii iyagoo
ay la socdaan dawlada hoose qaybta faya dhawrka
Waxaan ugu baaqaynaa ganacsatada wajaale in ay is garab taagaan
oo ay kala qayb qaataan lana dhiiri galiyo hadaba waxaa ka socda
dadaal xoogan oo uu hogaaminyaan GUDOOMIYA GUDOOMIYA ku xigeenka
iyo xoghaya
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...