Garaad Xumada Faysal Cali Waraabe Waxay Sabab u Noqon Kartaa Burburka Somaliland

0
Friday May 29, 2020 - 15:24:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garaad Xumada Faysal Cali Waraabe Waxay Sabab u Noqon Kartaa Burburka Somaliland

    "Waxana suura gal ah in faysal Cali Waraabe laaluush kaga qaatey Madaxweynaha Puntland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxana suura gal ah in faysal Cali Waraabe laaluush kaga qaatey Madaxweynaha Puntland"

Hadalka ka dhaca faysal iskana yidhaahdo mar walba Cay iyo aflagaado qaawan waxay  bulshada beelaha darafyada ku keenaysa ka si fogaansho Somaliland ah marku sida u hadlayana waa isir nacayb qabilaysan  waana caado uu leeyahay faysal Cali Waraabe.

 

Hadaba: Baqoolka iyo dhalandhoolka siyaasadeed xumada Somaliland 30kii sanadood ee waayahooda lahaa waxaa jaan goynayey beesha dhexe, suubinta marka laga tago, waana in lagula xisaabtamaa si cilmiyeysana loo gorfeeya howshaas maxsuulkeedana loo dhiteeyaa.

 

Taasi oo aan qabo in ay jidka u xaadhi karto dariiq haboon oo dadka iyo dalkaba isku soo dhaweeya iyadoo tabasho badani jirto dhanka beelaha darafyada, beesha dhexe Sed buursi Samaysay oo aanay waxba ku haynin beelaha darafyadu ayey hadana mar walba wajahayaan ceebayn iyo dhaleecayn kaga imanaysa masuuliyiinta beesha dhexe.

 

Faysal iyo kuwa lamidka waxay aaminsayihiin somaliland inay tahay isaaqo kaliyta, taasina waa sababta 29 sanadood ee u dambeeyay siyaasadu madhalayska u ahayd

 marka dhulka laba loo qaybiyo qayab kamida dhulbahntaa iska leh lakiin beesha dhaxe waxay aaminsan yihiin inay iskala joogan Marka Taas hadaan raligalin laga bixin hadalki Faysal macneheedu waxa weeye arintaasi inay tahay arin dhamaan beesha dhexe kawada raali tahay dadkaasu waxay ka mudayihiin waa ay ku ixtiraamaan ninkan faysalna waa in runta loo sheega in sacabka loo tumo maahe.

 

Hadalka Faysal_Cali_Waraabe  Waa Meel Ka Dhac Iyo Gaf Wayn Oo ay Tahay khasab in Uu Raali galin ka Bixiyo.

 

Ninka Doorashada Ku dhagani Maaha Baashe ee waa Isaga iyo  Xisbiyada Kale ee Maalinba Ku dhagaya Wax ay Mudo Kadib La laaban doonaan.

Eed uu isagu leeyahay ayu nin kale saarayaa.

 

Waxana suura gal ah in faysal Cali Waraabe laaluush kaga qaatey Madaxweynaha Puntland Deni inu kelmadaa ku i

Yidhah Axmed Karaash iyo weliba qabiilku ka so jeedo ee Dhul Bahante.

Tusaalena ugu bixiyo kuwa halkan xilka ka haya.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...