TACSI innaa lilaahi wa innaa illeyhi raajicuun

0
Thursday May 28, 2020 - 19:28:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI innaa lilaahi wa innaa illeyhi raajicuun

    TACSI INNAA LILAAHI WA INNAA ILLEYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI INNAA LILAAHI WA INNAA ILLEYHI RAAJICUUN




Cabdiraxmaan Sh. Axmed Cige & Xaaskiisa

Saleebaan Cige Aamin

Prof.Maxamed Nuux Cali

Dr.Cumar Ibraahim Fanax

Cabdi Barkhad Ismaaciil

Daa'uud Axmed Faarax G/X/Imtixaanaadka

Xasan Muxumed Qalinle G/kuxigeenka Imti.

Mowliid Cumar Kibaar

 

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelka, qoyska, asxaabta, bahda Jaamcada Camuud iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay, madaxii kulliyadda Beeraha ee Jaamacada Camuud Marxuum Abokor Sheekh Cabdi Sh. Muxumed oo maanta ku geeriyooday magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama.

 

Dhammaan asxaabtani waxay marxuumka illaahay uga baryayaan in uu janno fardowsa ku casuumo ehelka iyo asxaabtana samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...