Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid-19 Oo Ay Ku Jirto Dhimasho

0
Thursday May 28, 2020 - 12:14:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Laga Helay Covid-19 Oo Ay Ku Jirto Dhimasho

    Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80

Laba iyo soddon qof (32) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 21 qof waa rag, 11 qofna waa dumar

 

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

 

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)

(20jir ilaa 29jir = 9 qof)

(30jir ilaa 39jir = 11 qof)

(40jir ilaa 49jir = 4 qof)

(50jir ilaa 59jir = 2 qof)

(60jir ilaa 69jir = 2 qof)

(70jir ilaa 79jir = 2 qof)

(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

 

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 19 qof, Borama 5 qof, Berbera 5 qof iyo Burco oo ah 3 qof.

 

Waxaa xanuunka ka bogsaday 5 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sideed iyo Labaatan (28)

 

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da'diisuna ahayd 84 jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay Somaliland sideed iyo toban (18).


Loading...
Loading...