Sawirada Sida Quruxda badan ee loo dhisay garoonka Muqdisho Stadiom

0
Thursday May 28, 2020 - 10:40:55 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirada Sida Quruxda badan ee loo dhisay garoonka Muqdisho Stadiom

    Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya aya ala filayaa in si rasmi ah xariga uga jaraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya aya ala filayaa in si rasmi ah xariga uga jaraan




Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhis balaaran ku sameesay garoonka kubada cagta ee Muqdisho Stadiom oo sanado badan aheyd xero ciidan iyo meel ka caagan kubadii loogu tala galay in lagu ciyaaro.

Muuqaalka garoonka ayaa markii hore ahaa mid bur bursan oo xero milatari ah, hasa ahaatee mudo yar ayaa muuqaalkii hore ee garoonka isku bedelay kadib dib u dhis iyo casriyeyn lagu sameeyay.







Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinyarada xukuumada Soomaaliya ayaa soo gabo gabeesay dhismaha garoonka Muqdisho gaar ahaan qeybta kubada cagta, waxaana garoonka loo dhisay si lamid ah garoomada casriga ah.

Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya aya ala filayaa in si rasmi ah xariga uga jaraan dib u dhiska garoonka lagu sameeyay, waxaana furitaanka kadib la filayaa in lagu qabto tartamo ciyaareed kala duwan.

Garoonka kubada cagta Soomaaliya ayaa ah kan ugu weyn Soomaaliya, waxaana garoonkan horey loogu qabtay kulamo caalami ah iyo horyaalka dalka, hasa ahaatee sanadihii ugu dambeeyay ayaa garoonka isku bedelay xero milatari.

Loading...
Loading...