Wadatashi looga hortagaayo Coivd-19 oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wednesday May 27, 2020 - 15:27:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadatashi looga hortagaayo Coivd-19 oo lagu qabtay Muqdisho

    Kulan gaar ahaa oo ay yeesheen ayaa waxaa ay uga wada hadleen xoojinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan gaar ahaa oo ay yeesheen ayaa waxaa ay uga wada hadleen xoojinta




Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Sadiiq Warfaa ayaa  xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Siciid Xamse.

 

Kulan gaar ahaa oo ay yeesheen ayaa waxaa ay uga wada hadleen xoojinta dadaallada ay Xukuumadda Soomaaliya ku ee geyso Muwaadiniinta kuwooda nugul iyo dagaalka loogu jiro ka hortagga fayruska Covid-19.

Soomaaliya ayaa waxaa laga helay kiisas farabadan oo Cudurka Coronavirus oo dad ay u dhinteen,waxaana Wasaaradda Caafmaadka Somaaliya ay si maalinle ah u soo bandhigtaa kiisaska Cusub ee laga helay Soomaaliya.


Loading...
Loading...