Deg deg Roob weyn oo ka da'ay masaalaha oo xanibay isku socodkii bulshadii u ciid tagtey

0
Tuesday May 26, 2020 - 18:43:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg deg Roob weyn oo ka da'ay masaalaha oo xanibay isku socodkii bulshadii u ciid tagtey

    Deg deg Roob weyn oo ka da'ay masaalaha oo xanibay isku socodkii bulshadii u ciid tagtey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg deg Roob weyn oo ka da'ay masaalaha oo xanibay isku socodkii bulshadii u ciid tagtey





Roob maanta sacaad da'ay oo helay xafadaha masaalaha ee konfurta magaalada Hargeysa ayaa sababay xanibaad isku socodka gadiidka iyo dadkaba

 

caruur iyo hooyin aad u badan oo ku gadoonsan wadad gobolka hawd iyo hargeysa ka dib markii ka talabi kari wayne biyo ku soo rogmaday wadada oo aad u laxaad badana.

 

baabuur tiro badan ayaa biyahasi soo gaadhsiyeen khasaare

 

dawlada hoose hargeysa ayaan dayac tir ku samayn

 

ciidanka dabdemiska ayaa ku hawl soo samata bixiinta gadiidka biyuhu samaynta u geeysteen

 

Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

Loading...
Loading...