Dawlada Somaliland Waxaan ka Codsanayaa In Cafido Coldoon

0
Tuesday May 26, 2020 - 09:34:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaliland Waxaan ka Codsanayaa In Cafido Coldoon

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash

Cafintu waa shay fiican aakhiriyo aduuna lagu dheefo taas oo marnaba lagu khasaarin,muddo sannada waxa xidhan samafale coldoon oo wali ku jira guddaha jeelka.

 

In badan waxa dhegaheena kusoo dhacda warar farxadleh oo sheegaya  sii daynta coldoon,taas oo naga wada farxisay madaxweynaha oo ah muwaadin dhabana loogu mahadnaqo.

 

Haddaba aniggoo rejaynaya in lasii dayn doono ayaan dawlada somaliland ka codsanayaa in cafido oo sii dayso.mahadsanidiin

W/Q: Hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...