Haddal Dani Waa Arrin Runa iyo Cadaadiska Faderaalku ku Hayaan Jamhuuriyadda Somaliland.

0
Tuesday May 26, 2020 - 09:32:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1091
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haddal Dani Waa Arrin Runa iyo Cadaadiska Faderaalku ku Hayaan Jamhuuriyadda Somaliland.

    W/Q: Hamse Riiraaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraaah

Dhawaan ayuu sheegay madaxweynaha puntland mudane dani in fedaraalku ku hayaan cadaadis dadban iyo qaawan somalilans.haddalkan waa haddal runa.

 

Sida aan inaguba ognahay ama somaliland ogtahay tan iyo intay timi xukuumada uu hoggaannka u hayo farmaajo waxa uu awoodiisii oo  dhan isku geeyay kharbubinta iyo qallalaasaha Somaliland.

 

Isaga oo tabo kaste ku eeggay hal cishana ka nasan sidii uu khalkhal galinlahaa deegaanshaha iyo nabada iyo wada jirka somaliland.

 

Iyagoo si kastaba u adeegsaday kuna fikirayay sidii ay u loodin lahaayeen dal tashaday oo hore u socday.

 

Somaliland wali way loodin karilaayihiin haddaba si dhow iyo si dheerba halloola socdo,dawladda taagta daran iyo  dibindaabyada ay caadaystay somaliland guul.

W/Q: Hamse Riiraaah

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...