Nuxurka Fariin Hogaamiye Muuse Biixi U Diray Dalka Eritrea

0
Monday May 25, 2020 - 13:46:19 in News by G. Good
  • Visits: 3252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Fariin Hogaamiye Muuse Biixi U Diray Dalka Eritrea

    Nuxurka Fariin Hogaamiye Muuse Biixi U Diray Dalka Eritrea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Fariin Hogaamiye Muuse Biixi U Diray Dalka Eritrea


Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u diray shacbiga iyo dawladda Eriterea.


Lis Dairy


Madacweynaha ayaa dowladda Eritrea ku bogaadiyey xuska 29 guurada ka soo wareegtay maalintooda Qaranimada.


Waxaan uu Madaxweyne Biixi sheegay inuu dalkaas oo ay Somaliland walaalo yihiin u rajaynayo horumar iyo barwaaqo.


Madaxweynaha Somaliland ayaa dhanbaalkiisa uu u diray dalka Eritrea soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka.

Loading...
Loading...