Eid Wanaagsan Maanso W/Q :Xamse Riiraash

0
Monday May 25, 2020 - 09:11:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eid Wanaagsan Maanso W/Q :Xamse Riiraash

    Stay home

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Stay home

Dhamaan shacbiga jamhuuriyadda somaliland hanbaliyaan u dirayaa iyo bulshada afka soomaaliga ku hadasha iyo muslimiinta ciid wanaagsan dhugta maansadan.

Eid weeyi wacanee,

Ayaan weeyi khayrlee,

Ixsaan weeyi badanee

Farxad weeyi idilee

Damashaad u weyn

Ay agteeda taallee

Muslimiin u gaaree

Ehel iyo asxaabiyo

Macaariif idiin dhow

Daafaha aduunkiyo

Kala jooga aaggaga

U dirdira tahniyadoo

Il ilaasha faraxal

Ku sugnaada aqalada

Ha aadidana meelna

Stay home

W/Q: Hamse Riiraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...