Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Goor Dhawayd Hargeysa KU Geeriyooday

0
Monday May 25, 2020 - 01:06:35 in News by
  • Visits: 3264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Goor Dhawayd Hargeysa KU Geeriyooday

    Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Goor Dhawayd Hargeysa KU Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Goor Dhawayd Hargeysa KU Geeriyooday


Hargeysa(HWN):-Taliye ku xigeenkii ciidamada Asluubtasomaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa caawa ku geeriyooday cusbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

Image may contain: one or more people, people standing and sunglasses


Alle haw naxariistee taliye ku xigeenkii ciidamada Asluubta Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo maalmihii ugu dambeeyey xaalad caafimaad u jiifay cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa caawa geeriyooday.


Alle haw naxariistee taliye ku xigeen Fooxle oo mudadii ay somaliland jirtay ka dhex shaqaynayey ciidamada kala duwan ayaa hore u soo noqday taliye ku xigeenka ciidamada booliska.

Loading...
Loading...