Mubaarik keyse Fooje Oo Dhanbaal Hanbalyo ah u Diray Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Soomaalida Maanta Ciiday

0
Sunday May 24, 2020 - 09:41:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mubaarik keyse Fooje Oo Dhanbaal Hanbalyo ah u Diray Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Soomaalida Maanta Ciiday

    Mubaarik Fooje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mubaarik Fooje



Waxaan Dhanbaal Hanbalyo ah u Dirayaa Shacbiga Soomaaliyeed Meel kasto joogtaan Dal iyo Dibad Munaasibadda Ciidal Fidriga awgeedda 



Alle waxaan ka Baryayaa inaan Ciidan Ciideedda ku gaadhno nabad iyo Barwaaqo Alle waxaan ka baryayaa inuu inaga Aqbalo Soonkii iyo Cibaadadii Bishii Ramadan ee aynu soo soonay waxaan Rabbi inoo waydiinayaa inuu inaga dul qaaddo COVID19 iyo waxii xanuunna 


Mubaarik Fooje 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...